
🌸 3 Bilood Weight Loss Coaching
Ma rabtaa inaad miisaankaaga dhinto, jirkaaga qurxiso, oo aad yeelato jir qurxon oo caafimaad leh adigoon isku dhibin cuntooyin adag?
Waxaan kuu noqonayaa Personal Weight Loss Coach, waxaanan kula socon doonaa 3 bilood oo dhan. 🤍
Waxaan kaa caawinayaa:
✨ Inaad si caafimaad leh miisaanka u dhinto
✨ Qorshe cunto oo ku habboon hadafkaaga
✨ Workout iyo jimicsi aad raaci karto
✨ Inaad yareyso caloosha iyo dufanka jirka
✨ Recipes fudud oo caafimaad leh
✨ La socodka miisaanka iyo progress-kaaga
✨ Motivation iyo accountability
✨ Talooyin ku saabsan sida aad caadooyin caafimaad leh u dhisan lahayd
✨ Aniga oo kula socda oo ku hagaya inta lagu jiro 3-da bilood
🎯 Goal: 3-Month Weight Loss Challenge
Target: 5–8 kg bishii, iyadoo hadafka qof walba lagu saleeyo xaaladdiisa iyo horumarkiisa.
💰 $150 ONE-TIME FEE
Hal mar oo keliya ayaad bixinaysaa. Monthly fee ma jiro.