user image

Khadra Mohamed

Helping women launch digital income with zero tech overwhelm

1:1 Mentorship with me

1:1 Mentorship with me

$200

Yaa loogu talagalay?

Mentorship-kan 1:1 waxa uu ku habboon yahay dadka doonaya inay bilaabaan ama kobciyaan ganacsigooda online-ka ah. Waxaan kaa caawin doonaa inaad dhisto qorshe cad, horumariso xirfadahaaga, isla markaana aad si kalsooni leh u gaadho yoolalkaaga.

Waxa aad heli doontaa

✓ Wadahadal gaar ah oo 1:1 ah

✓ Talooyin ku habboon baahiyahaaga

✓ Qorshe cad oo aad ku gaadhi karto yoolalkaaga

✓ Taageero iyo hagitaan joogto ah

✓ Farsamooyin kaa caawinaya inaad kobciso ganacsigaaga

Maxaad ii dooranaysaa?

Waxaan ku siinayaa hagitaan dhab ah iyo waayo-aragnimo kaa caawin doonta inaad si degdeg ah u horumariso xirfadahaaga iyo ganacsigaaga. Ujeeddadaydu waa inaan kaa caawiyo inaad gaadho natiijooyin muuqda oo waara.

Bilow Safarkaaga Guusha

Subtotal :
Tax :
Total :
Loading payment form
or