
Ma rabtaa inaad barato sida loo abuuro ganacsi digital ah adigoo gurigaaga jooga? 💻📱
Waxaan kuu diyaarinay FREE Sneak Peek si aad u aragto waxa laga barto Somali Wealth Academy.
✨ Sida loo abuuro Digital Product
✨ Sida loo bilaabo loona kobciyo Online Business
✨ Sida loo isticmaalo Social Media si aad u hesho macaamiil
✨ Aasaaska Marketing & Sales
✨ Sida xirfadahaaga iyo waqtigaaga ugu beddeli lahayd dakhli online ah
✨ Iyo modules kale oo qiimo badan!
Haddii aad tahay qof hadda bilaabaya oo aan garanayn meesha laga bilaabo, tani waa tallaabada ugu horreysa ee safarkaaga guusha. 💚